England Mise Italy? Gianluigi Buffon Oo Saadaaliyay Xulka Ku Guulaysan Doona Koobka Euro 2020.

Halyeeyga reer Talyaani Gianluigi Buffon ayaa xulka qarankiisa u saadaaliyay in ay garaacaan xulka England kuna guulaystaan tartanka Euro 2020 sanadkan. England ayaa raadineysa inay qaado koobkeedii ugu horreeyay ee caalami ah tan iyo markii ay qaadeen Koobkii Adduunka ee 1966, laakiin waxay wajahayaan Xul aan laga badinin 33 kulan. Saddexda Libaax ayaa soo dhaafay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII