England Mise Italy? Jamie Carragher Oo Saadaaliyay Xulka Ku Guulaysan Doona Euro 2020 & Qaabka Lagu Kala Bixi Doono.

Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa ku taageeray England inay rigoorayaal kaga Badiyaan Italy finalka Euro 2020 ee todobaadkan. Xulka England ayaa iska xaadiriyay Final-ka Euro 2020 kadib markii ay 2/1 kaga badiyeen Xulka Denmark kulan ka dhacay Wembley Arbacadii. Xulka Saddexda Libaax ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay xulka Denmark kadib markii ay ciyaartu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII