England Vs Italy: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulanka Final-ka Euro 2020

Xulalka Italy iyo England ayaa isaga hor iman doona kulanka final-ka Euro 2020 kulan ka dhici doona garoonka Wembley kulan xiiso leh oo si weyn loo sugayo. Kulanka ayay isaga hor iman doonaan labada xul oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah soona bandhigay tartan cajiib ah tan ilaa markii uu bilowday tartanka Euro 2020. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII