Eric Garcia Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biiray Barcelona

Xiddiga daafaca Ka ciyaara ee Eric Garcia ayaa xaqiijiyay in uu ku biiray kooxda Barcelona isaga oo ugu laabtay kooxdiisii hore qaab xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskisa kooxda Man City. Eric Garcia ayaa ka tagay Barcelona isaga oo ku biiray Man City sanadkii 2017 isaga oo jira 16 sano jir isaga oo haatan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII