Erling Braut Haaland Mise Harry Kane? Xiddiga Ay Barcelona Doorbidayso Oo La Ogaaday.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay mudnaanta siineyso inay u dhaqaaqdo xiddiga Borussia Dortmund Erling Braut Haaland iyadoo ka doorbideysa weeraryahanka Tottenham Hotspur Harry Kane. Xilli ay Tottenham ku dhawdahay in ay xilli ciyaareed kale ku dhamaysato koob la’aan waliba u soo bixi waydo champions league xilli ciyaareedka dambe Harry Kane ayaa lala xidhiidhinayaa in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII