Eto’o: Barcelona Waxa Dhalin Doonta Ugu Yaraan 60 Gool Xilli ciyaareed kasta

Halyeeyga Kooxda Barcelona ee Samuel Eto’o ayaa amaanay saaxiibkiis hore isla markaana ah kabtanka kooxda reer Catalonia, Lionel Messi, iyo waliba heshiiska cusub ee Sergio Aguero. Aguero Ayaa qaab xor ah ugu biiray kooxda Barcelona ka dib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray kooxda Man City waxana uu qalinka ku duugay heshiis laba sano […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII