Eto’o oo ka hadlay Memphis Depay iyo Waxa uu u qabandoono Barcelona

Weeraryahannadii hore ee Barcelona Patrick Kluivert iyo Samuel Eto’o ayaa aad ula dhacay saxiixa Memphis Depay oo xagaagii la soo dhaafay kooxda lasoo wareegtay. Depay ayaa durba la qabasday kooxda Barca kadib markii uu kaga yimid Olympique Lyon . Eto’o wuxuu yiri: “Nasiibka ay Barça leedahay waa inay la soo wareegeen Memphis, kaasoo leh waayo -aragnimo naadi oo muhiim ah, wuxuuna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII