Euro 2020 Vs Copa America: Shaxdee Ugu Fiilan Labada Tartan.

Iyada oo tartanka Euro 2020 iyo Copa America bilaaban doonaan Khamiista iyo Axada xiddigo badan ayaa matali doona xulalkooda iyaga oo isha ku haya in ay koobab kula guulaystaan xulalkooda. Taageerayaasha kubada cagta ayaa ku raaxaysan doona kulamo badan maalinta oo dhan ilaa inta ay labada tartan ka dhamaan doonaan todobaadka 2-aad ee bisha July. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII