FA-ga Ingiriiska Oo Ka Farxiyay Sedexdii Ciyaartooy Ee Qasaariyay Rigoorada Kulankii Italy Ee La Cunsuriyeyay.

Ururka kubadda  Ingiriiska ayaa fursad u siineysa Saka , Rashford iyo Sancho doorasho ah in dacwad lagu soo oogo ciwaanadii lagu cunsuriyeeyay ka dib Finalkii Euro 2020 Italy ayaa axaddii Ingiriiska rigooro kaga qaaday koobkaas ka dib marki sedexdaas laacib ay qasaariyeen laadadkii rigoorada ee ay tuurteen. Ka dib waxa ay sedexdaas laacib la kulmeen […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII