Faah-Faahinta Heshiiska Ay Man City U Soo Bandhigayso Xiddiga Sergio Ramos Oo La Ogaaday.

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarinayso heshiis 2 sano ah oo ay u soo bandhigayso daafaca kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos. Xiddiga 35 jirka ah ayuu heshiiskiisu dhici doonaa dhamaadka bishan haatan bilowga ah ilaa haatana lama xalin mustaqbalkiisa iyada oo si weyn loo filayo in uu isaga tago kooxda. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII