Faah-Faahinta Heshiiska Cusub Ee Ay Liverpool Ka Saxiixanayso Virgil Van Dijk Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis wakhti fog ah miiska u saarto daafaca dhexe ee Virgil Van Dijk. Xiddiga reer Holland ayaa dhaawac uga maqnaa kooxda xilli ciyaareedkan lamana filayo in uu ciyaaro wax kulan ah ilaa bilowga xilli ciyaareedka dambe. Si kasta ha ahaatee wargayska Football Insider ayaa sheegaya in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII