Faah-Faahinta Heshiiska Cusub Ee Lionel Messi Ee Kooxda Barcelona Oo La Ogaaday

Kooxda Barcelona ayaa qarka u saaran in ay ku dhawaaqdo heshiiska cusub ee ay ka saxiixanayso xiddiga Lionel Messi sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Spain. Lionel Messi ayaa ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda Barcelona waxana ay kooxdu ku dadaalaysaa in ay heshiis cusub ka saxiixato kabtankeeda. Wargayska MARCA ayaa sheegaya in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII