Fabio Capello Oo Saadaaliyay Kooxda Uu Sergio Ramos Ku Biiri Doono Kadib Markii Uu Ka Tagay Real Madrid.

Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid ee Fabio Capello ayaa saadaaliyay kooxda uu Sergio Ramos ku biiri doono kadib markii uu ka tagay kooxda Real Madrid. Sergio Ramos ayaa khamiistii xaqiijiyay in uu isaga tagi doono kooxda Real madrid kadib markii uu ku fashilmay in uu heshiis cusub la gaadho kooxda Los Blancos. Sergio ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII