Fabrizio Romano Oo Soo Saaray Sida Ay Noqon Karto Shaxda Liverpool Xilli Ciyaareedka Dambe, Imisa Saxiix Ayay Samaynayaan?

Saxafiga Caanka ah ee Fabrizio Romano ayaa soo saaray sida ay noqon karto shaxda Liverpool xilli ciyaareedka dambe isaga oo si maldahan shaxda ugu sheegay saxiixyada ay kooxda Liverpool samayn doonto suuqa xagaagan. Kooxda Liverpool ayaa ilaa haatan dhamaystirtay saxiixa daafaca dhexe ee Ibrahima Konaté kaas oo ay kala soo wareegeen kooxda RB Leipzig kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII