Falanqeynta: Kulanka Barcelona Vs Real Sociedad ee Horyaalka LaLiga Spain, Shaxda iyo Xidigaha Dhaawacan

Kooxda Barcelona ayaa Garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweeneysa Kooxda Real Sociedad Kulankeeda ugu Horeeya ee Horyaalka LaLiga Spain, Barca ayaa Kulankan Ciyaareysa Iyadoo uu Liiskeeda ka Maqanyahay Xidigeeda Lionel Messi. Barcelona Vs Real Sociedad Tartanka LaLiga Saacada 21:00 Pm Africa,  20:00 Pm Europe Garoonka Camp Nou Barcelona Memphis Depay, Rey Manaj, iyo Eric Garcia […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII