FIFA 2022: Waxaa lagu Dhawaaqay 22-ka Ciyaartoy ee ugu Wanaagsan Ciyaar Gacmeedka Play Station-ka oo dhawaan soo baxaya

18 maalmood oo kaliya ayaa ka hadhay waqtiga sida rasmiga ah loosoo bandhigayo ciyaar-gacmeedka FIFA 22 iyo EA Sports, kuwaas oo suuqyada laga heli doono horraanta bisha soo aaddan. Ciyaar-gacmeedka cusub ee FIFA 22 ayaa iyadoon suuqyada soo gelin oo aanay dadka xiiseeyaa wali helin, waxa lasoo saaray ciyaaryahannada ugu wanaagsan ee bandhigga ugu fiican […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII