Finalka Champion-ka, Chelsea Vs Man City : Kooxda Galbeedka London 51 Sano Ka Hor Ayaa Ugu Dambeeysay Sedex Guul Xariir Ah Oo Ay City Ka Gaaraan

Finalka Champin-ka ayaa caawa waxaa wada ciyaaraya Chelsea iyo City , kooxda Pep wax aya baadi goobayaan in ay ka aar gitaan Chelsea ayna qaadaan koobkaan * Chelsea ayaa guuleystay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee ay City la ciyaareen dhamaan tartamada , waxa ayna labadaba dhaceen xilli ciyaareedkaan ee uu hogaaminayo tababare Tochel *Markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII