France oo guul ka gaaray Finland, Turkiga oo la Xasuuqay, Guusha Norway, Natiijooyinka Kulamada Isreebreebka ee Xalay La Ciyaaray

Xulka qaranka Netherlands ayaa xasuuq u geystay toban ciyaartoy oo Turkey ah oo ay lix gool ka dhaliyeen kulan aan waxba la iskaga tirin oo uu Louis van Gaal lasoo baxay wacdarihii iyo khibraddii lagu yaqaanay. Ciyaar aad loo sugayay oo indhaha lagu hayay natiijada kasoo baxaysa kulanka ugu adkaa hormada G ee isreeb-reebka Koobka Adduunka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII