Frenkie de Jong Oo Ka Maqnaan Doona Kooxdiisa Barcelona Kulanka Celta Vigo, Sabab.

Frenkie de Jong ayaa seegi doona kulanka soo socda ee ay Barcelona la ciyaari doonto kooxda Celta Vigo kulan ka dhici doona garoonka Camp Nou kana tirsan horyaalka La Liga. De Jong ayaa qaatay kaadhka digniinta ah kulankii Barcelona iyo Levante ee La Liga, daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta. Sabab la xidhiidha kaadhadhka digniinta oo ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII