Fursadaha Man United Ee Saxiixa Cristiano Ronaldo Oo La Ogaaday.

Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuusan dib ugu soo biiri doonin Manchester United marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga sabab la xidhiidha in ayna Red Devils awood u lahayn in ay la soo saxiixato xiddiga reer Portugal. Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee Juventus ayuu shaki weyn ku jiraa bilihii ugu dambeeyay iyada oo lala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII