Gareth Bale oo Real Madrid ka Maqan kulanka Inter Milan ee Champions League

Garabka kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa waxaa soo gaaray dhaawac muruqa ah. Bale ayaa seegi doona kulanka Champions League ee Arbacada ay la leeyihiin Inter Milan , sida uu ku soo warramayo weriyaha Onda Madrid ee Carlos Rodriguez. Kabtanka Wales ayaa seegay kulankii ay Real Madrid 5-2 kaga badisay Celta Vigo axadii ka dib markii uu dhaawac soo gaaray intii lagu guda jiray tababarkii sabtidii. Saddex […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII