Gareth Southgate Oo Ka Warbixiyay Xaalada Phil Foden Kadib Markii Uu Seegay Tababarka Ka Hor Final-ka Euro 2020.

Gareth Southgate ayaa xaqiijiyay in Phil Foden uu shaki ku jiro inuu ciyaari karo kulanka finalka Euro 2020 ee uu xulka England la ciyaari doono xulka Italy. Xiddiga khadka dhexe ayuu dhaawac yar soo gaadhay waxana uu awoodi waayay in uu tababar la qaato xiddigaha xulka England Subaxnimadii sabtidii. Xulka Saddexda Libaax ayaa hal guul […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII