Gary Neville Oo Doortay Shaxda Uu Ay Tahay In Uu Xulka England Kaga Hor Tago Germany Wareega 16-ka.

Halyeeyga xulka England Gary Neville ayaa tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate u sheegay in uu is badal weyn ku sameeyo shaxda uu kaga hor tagi doono xulka Germany ee wareega 16-ka Euro 2020. Xulka saddexda libaax ayaa xalay ogaaday in ay la ciyaari doonaan xulka Germany kulankooda wareega 16-ka tartanka Euro 2020 kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII