Gary Neville oo ku booriyay Manchester United inay u dhaqaaqdo Erling Braut Haaland

Gary Neville ayaa ugu baaqay kooxdiisa hore ee Manchester United u dhaqaaqo Borussia Dortmund xidigeeda Erling Braut Haaland xagaaga soo socda, waxaana uu sidoo kale soo jeediyay in saddex ciyaaryahan ka tagi kara Kooxda. 21-jirka reer Norway ayaa noqday mid ka mid ah weeraryahannada loogu doonista badan yahay dunida, iyadoo kooxaha United, Chelsea , Manchester […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII