Gary Neville Oo Magacaabay Xulka Uu Doonayo In Uu England Ku Aado Wareega 16-ka Euro 2020, Germany, France Mise…?

Halyeeyga reer England ee Gary Neville ayaa doortay xulka uu doonayo in uu England ku aado wareega 16-ka tartanka Euro 2020 kadib markii uu iska xaadiriyay wareegaas. Xulka England ayaa guul ku soo xidhay wareega Group-yada tartanka Euro 2020 iyaga oo ka badiyay xulka Czech Republic kuna soo baxay kaalinta 1-aad ee Group-kooda. Xulka England […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII