Gary Neville Oo Saadaaliyay Xulka Ku Guulaysan Doona Tartanka Euro 2020.

Halyeeyga kooxda Man United ee Gary Neville ayaa saadaaliyay in uu xulka qaranka France yahay xulka ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka Euro 2020 ee sanadkan. Neville ayaa taageeray qaabka jidheed ee xulka qaranka France isaga oo sidoo kale sheegay in ay u ciyaaraan xiddigo maskax badan sidoo kale orod badan. France ayaa lagu garaacay final-kii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII