Georginio Wijnaldum Oo Kashifay Sababtii Uu Isaga Diiday Barcelona Ugana Doortay PSG

Georginio Wijnaldum ayaa shaaca ka qaaday sababta uu isaga diiday kooxda Barcelona uguna biiray kooxda PSG kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray kooxda Liverpool. Xiddiga Georginio Wijnaldum ayaa ahaa xiddig ay si aad ah u doonaysay kooxda Barcelona laakiin xiddiga reer Holland ayaa iska diiday isaga oo ka doortay ku biirista kooxda reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII