Georginio Wijnaldum Oo Qarka U Saaran Ku Biirista Barcelona & Faah-Faahinta Heshiiska Oo La Ogaaday.

Xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum ayaa qarka u saaran in uu ku biiro kooxda Barcelona isaga oo ugu biiri doona kooxda qaab xor ah marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda Liverpool bisha dambe. Saxafiga reer Italy ee Fabrizio Romano oo si weyn u falanqeeya wararka suuqa kala iibsiga ayaa haatan sheegay in uu xiddiga Georginio […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII