Georginio Wijnaldum Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Barcelona.

Waxay umuuqataa in kooxd deg-deg ugu jirto in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum Ka hor inta uuna bilaaban tartanka Euro 2020. Xiddiga Georginio Wijnaldum ayaa lala xidhiidhinayay kooxda Barcelona bilihii ugu dambeeyay kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula jiray kooxda Liverpool. Wargayska Sport ayaa sheeaya in ay kooxda Barcelona dhakhaatiirta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII