Gerard Pique Oo Kashifay Wakhtiga Lagu Kala Bixi Karo Horyaalka La Liga

Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa ku kalsoon in ay kooxda Barcelona ku guulaysan karto horyaalka la Liga xilli ciyaareedkan kadib markii ay guul soo laabasho leh ka gaadheen kooxda Valencia. Barcelona ayaa la ciyaari doonta Atletico Madrid sabtida kulan labada kooxood midkood ka hadhi karo tartanka loogu jiro horyaalka La Liga ee xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII