Gerard Pique Oo Magacaabay Weeraryahanka Uu Doonayo In Uu Ku Soo Biiro Barcelona.

Daafaca dhexe ee Barcelona Gerard Pique ayaa qirtay inuu rajeynayo inay kooxdu lasoo saxiixan karto weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Haaland xagaagan. Kooxda Barcelona ayaa ku jirta xaalad adag oo dhaqaale laakiin kooxda ayaa ku rajo weyn in ay saxiixan karto saxiixyo waaweyn suuqa kala iibsiga xagaagan. “Wax fikrad ah kama haysto, waxaan rajeynayaa inuu Erling […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII