Germany Oo Doonaysa In Ay Baasaboor Siiso Jadon Sancho Kadib Markii Uu Ku Dhibaatoday Xulka England

Xulka qaranka England ayaa looga digay in uu dalka Germany baasaboor siin doono xiddiga Jadon Sancho kadib markii uuna xiddigu hal daqiiqo ciyaarin tartanka Euro 2020. Sancho ayaa Borussia Dortmund ku soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyay isaga oo dhaliyay 38 gool 51 kalena caawiye ka noqday 104 kulan oo uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII