Go’aanka Edinson Cavani Ee Ku Aadan Maaliyada No.7 Oo La Ogaaday Kadib Markii Uu Jadon Sancho Dalbaday Lambarkaas.

Weeraryahanka Manchester United Edinson Cavani ayaa doorbidaya in uu sii haysto maaliyadiisa No. 7 halkii uu u Badali lahaa Jadon Sancho, sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga reer Uruguay ayaa qaatay maaliyada markii uu ka yimid Paris Saint-Germain bishii October waxana uu ku soo bandhigay qaab ciyaareed fiican isaga oo ku dhaliyay 17 gool tartamada oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII