Go’aanka Erling Haaland Ee Ku Biirista Chelsea Oo La Ogaaday.

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Chelsea suuqa xagaaga. Kooxda ku guulaystay champions league ayaa raadinaysa in ay suuqa xagaaga kala soo saxiixato weeraryahan cusub suuqa xagaaga ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka. Si kasta ha ahaatee xiddiga reer Norway […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII