Go’an Jesse Lingard uu u sheegay Kooxda West Ham United oo lasoo bandhigay

Jesse Lingard ayaa lagu soo waramayaa inuu u cadeeyay West Ham United inuusan dooneyn inuu ku laabto London Stadium inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ee dhawaan. 28 jirkaan ayaa qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii 2020-21 amaah ku qaatay Hammers isagoo ka yimid Manchester United , isagoo dhaliyay sagaal gool isla markaana diiwaangeliyay shan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII