Go’anka Pierre-Emerick Aubameyang ee Kooxa Arsenal ee Mustaqbalka oo la ogaaday

@Reuters Kabtanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa lagu soo waramayaa inuusan doonaynin inuu ka tago kooxda suuqa kala iibsiga ee haatan. Ciyaaryahankii hore ee Borussia Dortmund ayaa qandaraas cusub u saxiixay Gunners xagaagii 2020, laakiin wuxuu heystay xilli ciyaareedkii 2020-21 inuu iska iloobo isagoo dhaliyay 10 gool 29 kulan oo Premier League uu u saftay. Arrimaha shakhsiga ah iyo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII