Goolhayaha Man Utd Henderson oo doonaya inuu amaah ku boxo bisha Janaayo

Goolhayaha Manchester United Dean Henderson ayaa doonaya inuu amaah ku boxo bisha Janaayo. Sida laga soo xigtay The Sun , Henderson ayaan hubin booskiisa kooxda United, marka loo eego bilowga xilli ciyaareedka David De Gea. Henderson wuxuu la halgamayay COVID-19, dhawaana wuxuu dib u helay taam buuxa. 24 jirkaan xitaa ma uusan sameynin kursiga keydka, waxaana laga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII