Goorma Ayaa La Ciyaari karaa Kulankii Man United & Liverpool Ee La Baajiyay

Kulankii la baajiyay ee Man United iyo Liverpool ayaa madax xanuun ku abuuray premier League maadama ayna Red Devils haysan wakhti furan oo ay la ciyaari karto Liverpool ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan. Kulankii Axada dhici lahaa ee weynaa ayaa la baajiyay sabab la xidhiidha mudaharaad xoogan oo ay sameeyeen taageerayaasha kooxda Man United. Man United […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII