Goorma Ayay Real Soo Bandhigayaan Saxiixooda Cusub Ee Alaba ?

Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday goorta ay taageerayaasha u soo bandhigayaan saxiixooda xagaaga ee David Alaba Laacibkaas ayaa xagaagaan qaab xor ah ugu yimid Real kadib markii uu dhameystay hishiiskii uu ugu joogay Munich Berito oo arbaca ah ayay Real sheegeen in saxaafadda iyo taageerayaasha loo soo bandhigayaa laacibkaas¬† waliba marka ay saacadda africa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII