Granit Xhaka Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Arsenal Kadib Xiisihii Uu Ka Helay Jose Mourinho.

Granit Xhaka ayaa go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa Arsenal ka dib markii uu xiiso ka helay kooxda Roma oo uu tababare u noqday Jose Mourinho. Xiddiga reer Switzerland ayaa ku dhawaaday inuu ka tago Arsenal 18 bilood ka hor ka dib markii uu waayey kabtanimadiisa ka dib markii ay isku dhaceen isaga iyo taageerayaasha kooxda kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII