Grealish oo ka dhawaajiyay Qofka ka Caawiyay in uu ku biiro Kooxda Manchester City

Manchester City xiddigeeda Jack Grealish ayaa shaaca ka qaday in xidigii hore ee Chelsea John Terry uu ka caawiyay ku biirista kooxdiisa cusub. Grealish ayaa xaqiijiyey inuu ka soo wareegay Aston Villa una wareejiyay kooxda heysata horyaalka Premier League. In kasta oo loolan loogu jiro boosaska aagagga weerarka ee City, Grealish wuxuu rumeysan yahay inuu horumar sameyn […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII