Greenwood Oo Xul Kale Fursad Ka Helaya Iyo Ingriiska Oo Aan La Ogeyn Talaabada Uu Qaadi Doono (Waa Xulkee??)

Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Mason Greenwood ayaa ka heysta fursad uu isaga baddeli karo dhalashada Ingiriiska iyo inuu u ciyaaro xulka England isagoo haatan sida la sheegay xiiso ka helaya dalka uu asal ahaan kasoo jeedo ee Jamaica. Greenwood ayaa ku guuldarreystay inuu xubin loo baahan yahay ka noqdo xulka Saddexda Libaax lagu naaneyso iyadoo ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII