Guardiola: Haddii aysan dadku igu faraxsanayn, waan tegi doonaa, taasi waa hubaal ‘

Pep Guardiola ayaa kor u qaaday dagaalka afka ah ee uu kula jiro taageerayaasha Manchester City wuxuuna ku adkeysanayaa inuu ka tagi doono kooxda haddii aysan ku qanacsaneyn isaga. Guardiola ayaa ka xanaaqay xoghayaha guud ee taageerayaasha rasmiga ah, Kevin Parker, markii uu ku baaqay in Etihad Stadium la buuxiyo kulanka maanta ee Southampton, ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII