Gundogan oo ku biiray liiska dhaawacyada Man City

Ilkay Gundogan ayaa ku biiray liiska dhaawacyada dheer ee Manchester City . Tababaraha City Pep Guardiola ayaa si maldahan u sheegay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Jarmalka uu dhib qabo ka dib barbarihii goolal la’aanta ahaa ee ay la galeen Southampton . Wuxuu durbaba ka maqnaa John Stones, Aymeric Laporte , Rodri iyo Oleksandr Zinchenko oo ka horyimid Saints. City ayaa wajaheysa kulamo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII