Hadii Calaaad ay tahay Ballon d’Or waxaa ku guuleysan doono Benzema

8 Gool iyo 7 Caawin lix kulan oo kaliya waxaa sameeyay Benzema waxana sheekada qaar kamid ah Warbaahinta Spain ku soo qaateen Ciwaanada Hore. Warbaahinta badankooda ayaa sheegay in Benzema uu ku guuleysandoono Abaal marinta Ballon d’Or hadii ay tahay mid qaab cadaalad ah loo bixiyo. Benzema ayaa ku jira mid kamid ah waqtigiisa ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII