Halka Uu David Alaba Ka Gali Karo Shaxda Real Madrid Xilli Ciyaareedka Dambe.

Kooxda Real Madrid ayaa ugu dambayn ku dhawaaqday saxiixa xiddiga David Alaba kaas oo heshiis 4 sano ah qalinka ku duugay isaga oo qaab xor ah ugu soo biiray kooxda Los Blancos. Daafaca reer Austaria ee Alaba ayaa iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Bayern Munich isaga oo heshiis hordhac ah la gaadhay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII