Halka Uu Georginio Wijnaldum Ka Gali Karo Shaxda PSG Kadib Markii Uu Ka Doortay Barcelona.

Kooxda PSG ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Liverpool qaab Xor Ah. Kooxda PSG ayaa Saxiixa Georginio Wijnaldum ku garaacday kooxda Barcelona kuwaas oo muddo dheer lala xidhiidhinayay xiddiga khadka dhexe ee reer France. PSG ayaa maanta si Rasmi ah ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII