Halka Uu Harry Kane Ka Gali Karo Shaxd Man City Kadib Markii Uu Doortay Ku Biirista Citizen

Xiddiga kooxda Man City ee Harry Kane ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Man City kadib markii uu warqada bixitaanka u gudbiyay maamulak kooxdiisa Tottenham. Harry Kane ayaa ka mid ah weeraryahanada ugu fiican premeir League waxana la filayaa in uu isaga tago kooxda Tottenham dhamaadka xilli ciyaareedkan si uu koobab ugu tartamo. Kane ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII