Halka Uu Sergio Aguero Ka Gali Karo Shaxda Barcelona Kadib Markii La Dhamaystiray Heshiiskiisa

Kooxda Barcelona ayaa maanta dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sergio Aguero kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegeen kooxda Man City kadib markii uu dhacay heshiiskiisa kooxda. Kooxda Barcelona ayaa maanta ku dhawaaqday saxiixa xiddiga kaas oo qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda Camp Nou. Barcelona ayaa lala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII