Halka Uu Tammy Abraham Ka Gali Karo Shaxda Arsenal Hadii Uu Ku Biiro Gunners.

Kooxda Arsenal aya la sheegayaa in ay aad ugu dhawdahay saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Tammay Abaraham kaas oo ay qaab amaah ah kula wareegayso inta lagu jiro suuqa xagaaga. Arsenal ayaa Tammy Abraham u doonaysa in ay ku xoojiso weerarkeeda xilli ciyaareedka dambe xilli ay Chelsea diyaar u tahay in ay xiddiga u ogolaato […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII